Xildhibaan Mahad Salaad oo Madaxweyne Xaaf ku eedeeyey khilaafka ka taagan Galmudug

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda sare ee Galmudug oo saacadihii ugu dambeeyey cirka isku shareeray. Qoraalka uu soo soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in Madaxweyne Xaaf uu masuul ka yahay khilaafka cusub ee ka taagan madaxda Galmudug, uuuna doonayo muddo kororsi sharci … Continue reading Xildhibaan Mahad Salaad oo Madaxweyne Xaaf ku eedeeyey khilaafka ka taagan Galmudug